Hargeysa (WJN)- Wasaarada Shaqo Gelinta iyo Arimha Bulshada Somaliland ayaa waxa ay maanta furtay kulan lagu dardar gelinayo islamrkaana diirada lagu saarayo arimaha shaqo abuurka dhalinyarada Somaliland.
Kulankan oo ka qabsoomay xarunta Wasaarada Shaqo gelinta iyo Arimaha Bulshada ayaa waxaa ka soo qayb galay Hay”addaha maxaliga ah iyo kuwa daneeya arimaha shaqo gelinta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka