WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah: Kontan qof oo ku dhintay dagaal dhaxmaray qomiyadaha Somalida iyo Oromadda ee dalka itoobiya

Hargaysa(WJN):-Ururka ONLF ayaa bayaan uu soo saaray kaga hadlay dagaallo khasaare badan geystay oo qeybo ka mid ah Itoobiya ku dhexmaray maleeshiyo ka tirsan qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee daga Itoobiya.

Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge oo lasoo xiriiray VOA ayaa bayaanka ay soo saareen nooga warramay. Waxaa wareystay Sahra Cabdi Axmed.

Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintay dad lagu qiyaaso ilaa kontan qof oo soomaali ah

Ha se yeeshee dagaalkan ayaa ku soo beegmaya xili ay xukuumada itoobiya ay ku hawlan tahay isbedel horumarineed oo la xidhii mid qaradan afrika kor loogu qaadayo.

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenewa.net

 

Exit mobile version