WAJAALE NEWS

Tartanka Kubada Kolayga Haweenka oo Hargaysa Laga Furay iyo Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan oo Ka Qayb galay

Hargaysa (WJN)- Munaasibad lagu furayay Tartanka kubada Kolayga ee Haweenka ayaa lagu qabtay xarunta garoonka SOCSA ee magaalada Hargaysa waxaana ka soo qayb galay Wasiirada wasaaradaha Ciyaaraha, Arimaha Bulshada iyo Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha, Xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan wasaarada Ciyaaraha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version