Hargeysa (WJN)- Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa waxa uu si adag uga jawaabay hadalo dhwaan ka soo yeedhay Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka