Djibouti (WJN)- Wasiirka Maalgashiga Somaliland oo safar ku jooga dalka Jabuuti ayaa waxaa uu sheegay in ay dhawaan Somaliland hir galin doonto aag cashuuraha ka caagan isla markaana uu madaxweynihii hore dhagax dhigay xukuumadana waxii shuruuc ahaa ay u dhameysay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/WRLuA0WzfN8