HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari(Sheekhul axmarka) oo kamida siyaasiinta reer Somaliland kana Tirsan saraakiisha xisbiga wadani ayaa hadlay aragtidiisa qodobadii kasoo baxay shirkii beelaha gar-xajis ugu soo dhamaaday buurta gacan libaax
Sidoo kale siyaasi cabdirashiid ayaa soo dhaweeyay qarkamida qodobadii kasoo baxay shirkan isagoo xukuumadana ugu baaqay in ay waxka qabato tabashada beesha kuwa khuseeyay dawlada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;