Borama (WJN) –Prof, Axmed Ismaaciil Samater oo mudooyinkii ugu danbaysay ku sugnaa Somaliland ayaa waxa uu maanta socdaalo indho indhayn ah ku soo maray deegaanadii ay sida daran u samaysay duufaantii ku dhufatay ee deegaanada xeebaha gobolada Awdal iyo Salal.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/6o1EiMcyEkY