WAJAALE NEWS

Mujaahid Cali Gurey oo Ka Hadlay Kulankii dhexmaray Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweynaha Soomaaliya

Hargeysa (WJN)- Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf  “Cali Guray” oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa waxaa uu ka hadley kulankii maalintii shalay aheyd dhex maray gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version