WAJAALE NEWS

Mujaahid Axmed Mire oo Kulan La Qaatay Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer

Burco (WJN)- Mujaahid Axmed Mire oo ka mid ah mujaahidiintii u soo halgamay Somaliland oo maal mihii u danbeeyay ku sugnaa dalka ayaa waxa uu kulan balaadhan la qaatay Dhalinyarada, Aqoonhanka, Waxgaradka iyo Haweenka ku dhaqan magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version