WAJAALE NEWS

“Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Naga Reebay Ergada Ceel-afweyn”..Boqor Iiman Warsame

Hargeysa (WJN)- Boqor Iimaan Warsame oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beelaha Gabooye ayaa waxa uu sheegay in Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici uu ka reebay Ergadii deegaanka Ceel-afwayn u tagtay daminta colaada ka dhex aloonsan labada beelood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version