WAJAALE NEWS

Maamulka Degamada Tog-Wajaale oo Fuliyey Hawl-Galo Lagu Rarayo Ganacsatada Yar-Yar EeKu Dhex Ganacsan Jirtay Toga Magaalada Wajaale

Tog Wajaale (WJN)- Gudoomiyaha degmada Tog Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi oo ay weheliyaan gudoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha degmada ayaa waxa ay maanta bilaabeen Olole lagu rarayo ganacsatada Yar yar ee ku ganacsan jirtay Toga magaalada Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version