Ceel-afwayn (WJN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madashii lagu dhaariyay beelaha dirirtu ku dhexmartay Ceel-afwayn, ayaa waxaa uu sheegay in cidii ku gafta qodobadii ay ku heshiiyeen labada beelood in ciqaabteeda la marsiiyo oo aan loo tudhin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/KjRiKzgSsI0