Hargeysa (WJN)– Guddida Beelaha Garjaxis ayaa waxaa ay war cusub ka soo saareen dagaalada deeganka Ceel Afweyn waxaana ay sheegen in guddidu ay arintaasi baaq nabadeed ku baaqdeyso.
Sidoo kale guddidu waxaa ay sheegen in ay uga fadhiyaan madax dhaqameed ka tirsan beesha bariga Burco oo guddida Garxajis ku eedeyey inay dagaalkaasi abaabulayaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/oXU4j_POVzs