WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Somaliland oo War Ka Soo Saarey Inuu Iscasilayo Gudoomiye Saleebaan

Hargeysa (WJN)- Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu ka hadlay warar ay warbaahintu qortey oo sheegaya in gudoomiye Saleebaan dhawaan is casilaayo.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in aanu ilaa hada ogeyn in uu gudoomiye Saleeban Iscasilaayo , hadii uu iscasilaayo-na uu yahay isagu qofka koowaad ee ogaan lahaa balse ay wararkaasi yahiin qaar aan waxba ka jirin gudoomiyuhuna golaha u fasax kaga maqan yahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/meGo6v7gOfg

 

Exit mobile version