Hargaysa(WJN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaarid ka ah ee UCID oo sheegay inay maamulka soomaaliya ay dhulka somaliland u samaysteen (Maps) ama jiheeye.
isaga oo hadlkaiisa sii wata ayaa waxa kale oo uu ka hadlay shaqaqadii ka dhacay deegaanka CEERYAAN waxana uu uga tacsiyadeeyay dadkii wax ku noqday iyo qoyskii ay dhibaatadu soo gaadhay.
Hargaysa Office
Wajaalenews.net
Wariye Abdiqadir Habbane