WAJAALE NEWS

DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Dayactir Ku Samaynaysa Jidka Isku Xidha Deegaanka Tukaraq Iyo Magaalada Laascanood,

TUKARAQ(W,N) Badhasaabka Gobolka Sool ayaa kormeer kusoo Maray Jidka Isku xidha Deegaanka Tukaraq iyo Magaalada laascanood oo xukuumada somaliland dayactir balaadhan ka wado jidka isku xidha deegaanka tukaraq  iyo magaalada laascanood kaasi oo hada ay ka socoto shaqo xoogani kuna dhow gabo gabo,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/V17PWAvBbZE

Exit mobile version