WAJAALE NEWS

Daawo Xil Bashiir Tukaale oo ka hadlay shirkii Tolwanaaje Laba (2) iyo xaalada uu dalku ku sugan yahay

XIL BASHIIR TUKAALEHargaysa(WJN):-Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland oo waraysi gaar ah siinayay shabakada wararka ee wajaalenews.net ayaa a hadlay qodoaddii ka soo baxay shirkii dhawaan ka socday buurta gacan libaan ee Tolwanaaje Laba (2) iyo tabashooyinkii ku jiray ee ay xukuumada talada haysa iyo xukuumadii ka horaysay ay ka tabanayeen waxa kale oo uu xildhibaan Bashiir Tukaale ka hadlay xaalada uu dalku ku sugan yahay  iyo siyaasada arimaha dibada ee dalka.

 

 

Hargaysa Offie

Wajaalenews.net

Wariye Madax banaan Abdiqadir Habbane

Exit mobile version