JABUUTI (W,N) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Iyo Maalgashiga dalka jabuuti ayaa qaabilay wafti wasiiro ah oo ka socday Somaliland islamarkaana dalka jabuuti kaga qaybgalayay shir Caalami ah oo ka furmay jabuuti waxaana kulan ku Weheliyay Wasiirada beeraha Iyo Maalgashiga Jamhuuriyada Somaliland Safiirka Somaliland ufadhiya Dalka jabuuti.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;