HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay Qorshayaasha Horumarineed Ee Wasaaradu ku hawlan tahay iyo tiro koob ay kusoo sameeyeen berihii ay khasaaraha xoogan soo gaadhsiiyeen roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay xeebaha Somaliland.
Sidoo kale Wasiira Beeraha ayaa ka hadlay mudoharaad maalintii doraad ka dhacay maagalada dila oo lagaga cabanayay dad loo xidh xidhay falal ay ka gasyteen Mashruuca banka Wajaale
Wasiir Muumin ayaa sheegay in ay dhameeyeen Tabashadii Reer dila dhamaana la siidaayay Dadkii xidh xidhnaa,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;