Hargeysa (WJN)- Waxaa hadda laga joogaa 30 sano markii diyaarado ay lahayd dowladdii militariga ee Soomaaliya ay duqeeyeen magaalada Hargeysa.
Duqayntaasi iyo guud ahaan dagaalkii ka socday wixii layku odhan jiray Soomaaliya ayaa waxa wali xusuustaa dad badan oo xilligaasi goob joog u ahaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka