WAJAALE NEWS

DAAWO; Wadayaasha Gadiidka U Kala Goosha Hargaysa Iyo Wajaale Oo Ka Dareen Celiyay Dib Udhis Iyo Dayactir Haayada Wadooyinku Ku Samaysay Wadadan.

Gabiley(W,N) Haayada wadooyinka somaliland iyo wasaarada gaadiid ayaa dayactir iyo buux buuxin ku sameeyay jidka isku xidha caasimada hargaysa iyo Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale oo mudooyinkii udanbeeyay ay bulshada u kala safartaa ka cabanayeen burburka iyo dayaca wadadan ka Muuqada,

Hadaba Wadayaasha Gaadiidka ee Ukala goosha Magaalooyinkan ayaa ka dareen celiyay dib dhiska lagu sameeyay Jidkan.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/q23S8YH40yg

Exit mobile version