Hargaysa(W,N) Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay wada yeesheen wafti ka socday qaramada midoobay iyo urur goboleedka igad oo dalka iyimid sidii somaliland loogala xaajoo lahaa xaalada deegaanka tukaraq
Sidoo kale Hogaamiyaha xisbiga wadani ayaa ka hadlay Mawqifka ay xisbigi ahaan ka taagan yihiin Arimahan;
Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan;