WAJAALE NEWS

Daawo: “Ciidamada Somaliland Marnaba Dib U Soo Noqon Maayaan”..Taliyaha Hawl Galinta Ciidanka Qaranka

Hargeysa (WJN)- Taliyaha Hawl gelinta Ciidanka Qaranka Somaliland oo khudbad ka jeediyay munaasibad ay deeq kala wareegayeen Shacabka ku dhaqan deegaanka Daarasalaam ayaa waxa uu fariin adag u diray Maamulka Xamar, Waxaana uu sheegay in Ciidamada Qaranka Somaliland ee jiida hore aanay marnaba dib u soo noqonayn halka ay joogaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalaalka

https://youtu.be/Dz0eMtC7sFc

Exit mobile version