Hargeysa (WJN)- Baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxa uu soo saaray wareegto uu shirkadaha, Ganacsatada iyo cidkastaba uu ku ogaysiinayo in ay bangiga Somaliland kasoo diwaan geliyaan lacagaha ka badan 10,000 ee dollar ee ay dalka la soo galayaan, Islamarkaana ay kala baxayaan
Halkan Hoose Ka Akhriso Wareegtada Baanku Soo Saaray