WAJAALE NEWS

“Xukuumada Waxaan Leeyahay Shirka Gar-xajis faraha Haka Qaado, Beeshii Siilaanyo Way Shirtay Oo Madaxwayne Ayay Udhashay, Beeshaaduna Way Shirtay Oo Madaxwayne Ayaad Ku Gaadhay”Axmed Kayse.

GABILEY(W,N) Siyaasi Axmed Kayse oo kamida Siyaasiyiinta xisbiga talada haye ee kulmiye ayaa baaq culus udiray Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi isagoo ugu baaqay in uu fara ka qado shirka beelaha garxajis qabsanayaa xasuusinayayna shirkii ay hore u qabsadeen beelaha ay kasoo kala jeedaan madaxwaynihii hore iyo madaxwynaha haatan iyo Midwalba Waxa ay ugoysay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;  

Exit mobile version