WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani oo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay bulshada u Cadayso qodobo dareeno Kala duwan abuuray oo Ku jira heshiiskii Itoobiya iyo Somaliya

Hargaysa (WJN)– Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in ay soo bandhigto islamarkaana bulshada Reer Somaliland u cadayso qodobo dareeno kala duwan abuuray oo ku jiray heshiiskii ay wada saxeexdeen dawladaha Itoobiya iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version