WAJAALE NEWS

Xildhibaan Naasir Cali Shire oo Xisbiga Waddani ugu baaqay inay Gudi U Saraan Sababta Kaliftey In Doorashadii Dhacaan

Hargeysa (W,N):- Xildhibaan Nasir Cali Shire oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu cadeeyey in ay qurbo jooga Somaliland ee dalalka qaarada Yurub ay aad u kala fogadeen isla markaana waxaa uu sababteeda ku sheegay xisbiga Waddani.

Sidoo kale Xildhibaan Nasir Cali Shire ayaa waxaa uu xisbiga Waddani ugu baaqay inay guddi u saran sababta kaliftey in xisbigu doorashadii madaxtooyada ku guuleysan waayo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version