Hargaysa (W,N)- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu hambalayo ku saabsan munaasibada Ciidal Fidriga ah u diray dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan shacabwaynaha reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo waliba Ciidamada kala duwan ee Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muqaalka