Hargeysa (W,N)- Ururka suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa digniin u diray weriyeyaasha kala duwan ee ka hawlgala Somaliland iyagoo weriyayaasha uga digay inay wax ka duubaan dadka hurinaya colaada ka taagan deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka