Hargaysa (W,N)- Qaar ka mid ah Shaqaalaha Madbacada qaranka Somaliland ayaa maanta sameeyay dibadbaxyo balaadhan oo ay kaga cabanayaan mushaharaadkoodii oo ka maqan mudo 4 bilood ah waxaanay fariin adag u direen Madaxwaynaha Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka