Hargaysa (WJN)– Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadlay xaalada magaalada Laacaanood isagoo tilmaamay in aanay wanaagsanayn xaalada magaaladaasi waxaana uu sheegay in hadalo ka soo yeedhay Madaxwayne Muuse Biixi ay fogeeyay reer Laascaanood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka