Xariirad (W,N)- Odayaasha iyo Wax-garadka ka soo jeeda degmada Xariirad ayaa waxa ay jawaab adag ka bixiyeen hadalo ka soo yeedhay Madax-dhaqameed dhigooda ah oo eedo culus u jeediyay Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka