Hargaysa (WJN) –Hooyo Ayaan Maxamed Cabdilaahi (Ayaan Juujuule) oo ka mid ah qoysaska danyarta ah ee ku hareeraysan guriga Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland ee ku yaal xaafada Shacabka ee Magaalada Hargaysa ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujisay dulmi, tacadi iyo xadhig uu kula kacay Madaxwayne Ku-xigeenku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/gdb_pGAjX2o
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office