Hargaysa (WJN)- Guddoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada Somaliland Cumar Axmed Saleeban ayaa waxa uu ka hadlay warqadii ay dhawaan dawlada federaalka ah ee Soomaaliya u dirtay deeq bixiyaasha taas oo ay ku dalbanaysay in qaadhaankii Somaliland sida tooska ah loo siin jiray la soo mariyo dawlada Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka