|
|||||
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe oo sheegay in shirkii baydhabo ka dhacay loogu tashanayay Somaliland
June 7, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in shirkii dhawaan magaalada Baydhabo uga socday madaxda Soomaalida uu ahaa shir loogu tashanaayey Somaliland isla markaan hub loogu uruurinaayey maamulka Puntland. Sidoo kale gudoomiye Faysal ayaa sheegay in wax argagixiso la yidhaah-daa aaney ka jirin maamulka Puntland , balse ay tahay mashruuc ay madaxda Puntland dalalka reer Galbeedka ay lacag kaga cunaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo:Axmed Muumin Seed Oo Eedihii Ugu Cuslaa Dusha Uga Tuuray Xog Hayaha Warfafinta Xisbiga Wadani ... “Inan Aan Dhalay Oo Wasaarada Ka Shaqeeya Lama Soo Heliyo, Arintaasina…” Agaasimaha W. Ciyaaraha. “Muuse Biixi Markii La Doortay Waxa Lays lahaa’ Nin Mujaahid Ah Ayaa Dalkii Qabsaday, Balse Hada Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|