|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Kaadh Qaadashada Gobolka Togdheer.
June 10, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Komishanka Doroshoyinka Qaranka JSL ayaa maanta magalada Burco ku qabtay munaasibada balaadhan oo lagu daahfurayey Kaadh-Qaybinta Codbixiyaasha Gobolka Togdheer. Qaadashada kaadhka codbixinta ayaa si rasmiya uga bilaabmi doonta guud ahaan degaanada Gobolka Togdheer maalinta Isniita ee ay bishu tahay 12. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|