Ceerigaabo (W,N)- Dhalinyarada iyo aqoonyahanka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa waxa ay baaq ka soo saareen beelaha walaalaha ah ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaanada Ceel-afwayn iyo Fadhigaab, Sidoo kale dhalinyartan ayaa waxa ay baaq u direen Xukuumada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka