waxan aad iyo aad ugu mahadnaqaynaa dawlada yada somaliland iyo shacbiyan sidii hagarlaanta ahayed ee ay ugu gurmadeen shacabkeeda duufaanadu ku dhufdeen (sagar cyclone).
maantana caawimooyinkaa waxa ugu wakiila dawlada barakaysan ee somalilland kalsooni
buuxdaanu ku qabnaa .
waa deeq ilaah,
dawlad iyo dadkuba,
waa uliyo diir,
danni lagamo qabo,
iyo duudsi maal,
isku duumi baan
dawlad iyo dadkuba
distoorkoodu yahay,
docayeedhkiyoow,
doodaadu no.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HAASSSAN LODOON
AWDALI DUBAI