Buuhoodle(W,N) Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gadiid Somaliland iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Buuhoodle halkaasi oo si diiran loogu so dhaweeyay
Wasiirka Oo Bulshada Reer Buuhoodle Fagaare kala hadlay ayaa ugu baaqay in ay ilaashadaan wada jirkoda iyo nabada ay ku naaloonayaan
Sidoo kale wasiirka hawlaha guud ayaa reer buuhoodle ku wargaliyay in aan lagu beer laxawsan karin tolaayeey.
DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/17W9NBcH6bs