Hargaysa(W.N) Qoyska leh Dhul beereedka ku yaala galbeedka hargaysa isla markaana dhawaan ay gacan ku haystiisa la wareegeen ciidamo militariya lagu sameeyay calaamadin.
Dhulkan oo la sheegay in madaxwaynaha somaliland ka dhisayo Madaxtooyo cusub .
Qoyska Ilma Xasan Dalab oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay ciidamada degan Dhulkoodan iyo madaxwaynaha somaliland oo ay sheegeen in uu dhulkoodii xoog kaga haysto loona diiday in ay gudaha u galaan,
Qoyskan ayaa fariin cabasho ah udiraya golayaasha qaranka ee somaliland guurtida iyo wakiilada iyagoo sheegay in wax laga qabto cadaala daradan kugu hayo.
HAKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;