BERBERA(W,N) Maamulka Gobolka Saaxil ayaa Deeq balaadhan Gaadhsiiyay Kuna wareejiyay ciimada Qaranka somailand ee jeeda hore ku sugan,
deeqdan ayaa masuuliyiinta gobolka saaxil ayaa Ku Wareejiyeen masuuliyiinta ciidamada qaranka eek u sugan Taliska Gooja Cade Ee gobolka sool.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;