WAJAALE NEWS

Daawo: bandhiga Suugaanta Nabadaynta Ceel-afwayn iyo Abwaan C/raxmaan Abees oo Maanso Qiiro leh oo ka hadlaysa dhibaatada Colaada kusoo bandhigay Madasha

Hargaysa (WJN)- Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah hal-abuurka da’da yare ee reer Somaliland islamarkaana kamid ahaa kooxdii Abwaanada ahaa ee safarka ku tagay gobolka Sanaag ee isku xilqaamay daminta colaada Ceel-afwayn ayaa Bandhig Sugaaneed loogu magac daray nabadaynta Ceel-afwayn  waxa uu ka hadlay hadlay  colaada soo noq noqonaysa ee ka taagan Ceel-afwayn ee u dhaxaysa labada beelood ee walaalaha ah.

Abwaan Cabdiraxmaan Abees ayaa waxaa uu farta ku fiiqay halkay sartu Ka qudhuntay iyo cida ka gaabisa waxka qabasho la’aanta daminta Colaada Ceel-afwayn waxaana uu madasha kusoo bandhigay maanso qiiro leh oo ka hadlay dhibaatada ay colaadu leedahay

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version