WAJAALE NEWS

Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe oo Ka hadlay dadaalo ay ugu Jiraan Kor u Qaadida Shilinka Somaliland

Hargaysa (W,N)- Agaasimaha guud ee baanka dhexe ee Somaliland Axmed Xasan Carwo ayaa waxa uu ka hadlay dadaalada bangiga dhexe ugu jiro kor u qaadida shilinka Somaliland, Sidoo kale Agaasimaha guud ayaa ka waramay doorka dhoofka xoolaha Somaliland ka qaadan karo shilinka Somaliland hadii la furo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version