WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Basasha Loo Soo Dhoofiyo Dalka

Hargeysa (W,N):- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga Warshadaha Iyo Dalxiiska Somaliland dr. Cismaan Xuseen Warsame ayaa waxa uu sheegay in Wasaarada Ganacsigu joojisay Gabi ahaanba Basasha loo soo soo dhoofiyo Dalka ee laga keeno Wadamada shisheeye.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version