WAJAALE NEWS

Xaglotoosiye Oo Ka Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadow, Kana Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Faysal Cali Waraabe Iyo Morgan

Hargaysa (W,N):- Wasiirkii hore Wasaarada Caafimaadka Somaliland Xukuumadii Siilaanyo dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa waxa uu ka hadlay Xadhiga Boqor Cismaan Buurmadow.

Sidoo kale Saleebaan Xaglotoosiye ayaa waxa uu ka jawaabay hadalo dhawaan ka soo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe iyo Morgan.

 

HAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Exit mobile version