WAJAALE NEWS

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Somaliland Oo Kulan La Qaatay Golaha Deegaanka Degmada Laascaanood

Laascaanood (W,N):- Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi oo ku sugan Magaalada Laascaanood ayaa waxa uu maanta kulan balaadhan la qaatay Golaha Deegaanka Degmada Laascaanood.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/siYGsK6-TQ8

Exit mobile version