WAJAALE NEWS

Wasiirka Cadaalada Oo Deeq Gaadhsiiyay Deegaanka Xariirad

Xariirad (W,N)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa waxa uu maanta deeq kala duwan gaadhsiiyay deegaanadii ay dhawaan ku dhufteen Duufaantu ee waqooyiga xeebaha Somaliland gaar ahaan Deegaanka Xariirad isagoo Dadka deegaankaas u sheegay in xukuumadu la wadaagayso dhibaatadaas soo food saartay.

 

 

 

Exit mobile version