WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah Daawo: Iska Hor Imaad Deegaanka Tukaraq Ku Dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Puntland

Tukaraq (W,N):- Iska hor imaad kooban ayaa waxaa uu saaka deeganka Tukaraq ee gobalka Sool uu ku dhex maray laba ciidan oo ka kala tirsan Somaliland iyo Puntland, Khasaaraha ka dhashay iska hor imaadkan ayaa waxa la sheegayaa in ay jiraan dhaawacyo labada Ciidanba.

Exit mobile version