WAJAALE NEWS

Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun Ku Riday Eedaysanayaal Lagu Qabtay Khamri

Hargaysa (W,N)- Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa waxa ay maanta xukuno kala duwan ku riday Eedaysanayaal lagu qabtay Maandooriyaha Khamriga.

Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa Xukun ku Riday eedaysanayaal lagu Qabtay khamri

Exit mobile version