WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Ka Qayb Galay Xuska Maalinta Hal-Abuurka

Djibouti (W,N) – Madaxwaynaha Jamuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo ay weheliyaan Marwada koowaad ee Jabuuti Khadra Xaaji Maxamuud Xayd, Ra’iisal Wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cali Xumud, Wasiirka Diintiyo Awqaafta iyo Dhaqanka Muumin Xasan Bare iyo xubno kale oo ka mid ah Xukuumada Jabuuti ayaa waxa ay maanta ka qayb galeen Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay Maalinta Hal-abuurka Dalka Jabuuti.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

Exit mobile version